2 Korintos 10:17-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

17. Kii faanaa, Rabbiga ha ku faano.

18. Ma aha ka qudhiisa ammaana ka loo bogaa, laakiin waa ka uu Rabbigu ammaano.

2 Korintos 10