2 Butros 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, ninkaas xaqa ahaa iyaguu dhex degganaa, oo waxaa naftiisii xaqa ahayd maalin ka maalin silciyey camaladoodii sharciga ka geesta ahaa markuu arkay oo maqlay.

2 Butros 2

2 Butros 2:1-18