2 Butros 2:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, Ilaah uma tudhin malaa'igihii dembaabay, laakiinse wuxuu iyagii ku tuuray cadaabta, oo wuxuu ku riday godad gudcur ah iyagoo xukun aawadiis loo hayo.

2 Butros 2

2 Butros 2:1-9