2 Butros 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jidkii qummanaa ayay ka leexdeen oo way ambadeen, waxayna raaceen jidkii Balcaam ina Becoor oo jeclaaday abaalgudka xaqdarrada.

2 Butros 2

2 Butros 2:13-18