1 Yooxanaa 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ku alla kii Ilaah ka dhashay dembi ma falo; maxaa yeelay, Ilaah dabiicaddiisu way ku sii jirtaa isaga; oo ma dembaabi karo, waayo, wuxuu ka dhashay Ilaah.

1 Yooxanaa 3

1 Yooxanaa 3:3-10