1 Yooxanaa 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gacaliyayaalow, imminka waxaynu nahay carruurta Ilaah; oo weli waxaynu noqon doonno lama muujin, laakiin waxaynu og nahay in goortuu muuqdo aynu noqon doonno sidiisa oo kale, waayo, waynu arki doonnaa isaga siduu yahay.

1 Yooxanaa 3

1 Yooxanaa 3:1-5