1 Tesaloniika 5:23-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

23. Ilaaha nabadda qudhiisu quduus ha idinka wada dhigo, oo ruuxiinna iyo naftiinna iyo jidhkiinna dhammaan ha la wada ilaaliyo, iyagoo ceeb la' markii Rabbigeenna Ciise Masiix yimaado.

24. Kan idiin yeedhaa waa aamin, wuuna samayn doonaa.

25. Walaalayaalow, noo soo duceeya.

1 Tesaloniika 5