1 Korintos 9:5-7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

5. Miyaannan jid u lahayn inaannu haweenay walaal ah kaxaysanno sida rasuullada kale iyo walaalaha Rabbiga iyo Keeyfas ay sameeyaan?

6. Mise aniga iyo Barnabas oo keliyaan jid u lahayn inaannan shaqayn?

7. Askarigee baa qarashkiisa weligiis iska bixiya? Yaa beer canab ah beera oo aan midhaheeda cunin? Ama yaa adhi daajiya oo aan caanaha adhiga dhamin?

1 Korintos 9