1 Korintos 8:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Xagga waxyaalaha sanamyada loo sadqeeyo, waxaynu garanaynaa inaynu dhammaan aqoon u wada leennahay. Aqoontu way kibrisaa, jacaylkuse wax buu dhisaa.

2. Qof uuni hadduu u malaynayo inuu wax garanayo, weli garan maayo siduu u garan lahaa.

3. Laakiin qof uuni hadduu Ilaah jecel yahay, Ilaah baa garanaya isaga.

1 Korintos 8