1 Korintos 6:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Midkiin haddii uu xaal ku haysto kan kale, miyuu ku dhacaa inuu ku dacweeyo kuwa aan xaqa ahayn hortooda, oo aanu ku dacwayn quduusiinta hortooda?

1 Korintos 6

1 Korintos 6:1-4