1 Korintos 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Khamiirkii hore iska safeeya inaad noqotaan cajiin cusub sidii idinkoo aan khamiirsanayn. Waayo, Masiixa ah Kormariddeenna waa la sadqeeyey.

1 Korintos 5

1 Korintos 5:5-11