1 Korintos 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Horaad u dheregteen, horaad hodan u noqoteen, la'aantayo sida boqorro ayaad wax u xukunteen. Waan jeclaan lahaa inaad wax xukuntaan, inaannu annaguna wax idinla xukunno.

1 Korintos 4

1 Korintos 4:1-15