1 Korintos 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, walaalayaalow, waxyaalahan ayaan aawadiin u soo qaaday qudhayda iyo Abolloosba, inaad xaggayaga ka barataan inaydnaan ka gudbin waxyaalaha qoran oo aan midkiinna midka kale u faanin.

1 Korintos 4

1 Korintos 4:1-7