1 Korintos 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba muxuu yahay Abolloos? Bawlosna muxuu yahay? Waxay yihiin midiidinyadii aad xaggooda ku rumaysateen, oo mid kasta sida Rabbigu u siiyey isaga.

1 Korintos 3

1 Korintos 3:1-12