1 Korintos 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiin sida qoran, Waxyaalo aanay ishu arkin, oo aanay dhegtu maqlin, Oo aan qalbiga dadka gelin, Wax kastoo ay yihiinba, Ilaah baa u diyaariyey kuwa isaga jecel.

1 Korintos 2

1 Korintos 2:1-15