1 Korintos 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ninka nafta raacaa ma aqbalo waxyaalaha Ruuxa Ilaah, waayo, nacasnimo bay u yihiin, mana garan karo, maxaa yeelay, ruuxa ayaa lagu imtixaamaa.

1 Korintos 2

1 Korintos 2:6-16