1 Korintos 14:38-40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

38. Nin uuni hadduusan ogayn tan, isagana lama yaqaan.

39. Taa aawadeed, walaalahayow, ku dadaala inaad wax sii sheegtaan, hana diidina in afaf lagu hadlo,

40. laakiin wax walba ha loo sameeyo si habboon oo hagaagsan.

1 Korintos 14