1 Korintos 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo.

1 Korintos 13

1 Korintos 13:1-11