1 Korintos 13:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale.

1 Korintos 13

1 Korintos 13:1-8