1 Butros 2:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu markii la caayay, dadkii caayay cay uma uu celin. Markuu xanuunsadayna ninna ma uu cabsiin, laakiinse wuxuu isu dhiibay kan xaqnimada wax ku xukuma.

1 Butros 2

1 Butros 2:22-24